Maamulka Jubbaland oo ku kala qeybsamay taageerida Wasiirada uu Magacaabay RW Xamse

Masuuliyiinta Maamulka Jubbaland ayaa ku kala qeybsamay mowqifka laga qaadanayo xukuumada cusub ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka soo horjeestay xukuumada cusub, isagoo sheegay inaan loo marin hanaanka awood qeybsiga beelaha ee 4.5 oo inta badan lagu saleeyo magacaabista xilalka dowlada. Maxamuud Sayid … Continue reading Maamulka Jubbaland oo ku kala qeybsamay taageerida Wasiirada uu Magacaabay RW Xamse